Browsing: Xulashada
Ilhaan Cumar oo ah haweeney Somali-Mareykan ah oo ka tirsan xildhibaannada Aqalka hoose ee Gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa…
Wiil Somali-American ah oo 16 sano jir ah ayaa ku guuleystay tartanka caalamiga ah ee Quraan akhrista ee Dubai oo…
Sanad kadib qarixii weynaa ee kooxda Alshabaab la beegsaday Baarka caanka ah ee Pizza House ayaa mar kale dayactir lagu sameeyay…
Dagaalka muddada sanadka ah ka dhaxeeya Qatar iyo dalalka Sucuudiga iyo kuwa kale xulufada ah ayaa la’isu adeegsanayaa nooc cusub…
Sawir ay faafisay Hay’adda Samafalka Mareykanka ee Mecry Corps ayaa dood weyn ka dhaliyey baraha bulshada kadib markii dadka Soomaalida…
Sheekh caan ka ah dalka Kuweyt ayaa shaaciyey hadal ku saabsan dhaawicii sida weyn looga dooday ee ciyaartii fiinaalka Horyaallada…
Ciyaaryahanka kooxda Real Madrid ee difaaca uga cayaara Sergio Ramos ayey qasab ku noqotay inuu telefoonkiisa ka saaro adeegga whatsapp ee…
Wiil Qaxooti Soo-galooti ku ahaa dalka Faransiiska oo kasoo jeeda dalka Maali ayaa noqday halyey muteystay in la siiyo dhalashada…
Dhaqtarka xulka dalka Masar Mohamed Abul callaa ayaa sheegay in dhaawaca soo gaaray laacibka kooxda Liverpool iyo xulka Masar Mohamed…
Barta ay bulshadu ku xiriirto ee Facebook ayaa dadka waydiisanaysa sawirro ay qaawan yihiin, si ay isugu daydo in ay…
Baraha bulshada dadka carabta iyo jamaahiirta taageerta laacibka kubadda cagta ee reer Masar una ciyaara kooxda Liverpool Mohamed Salah ayaa…
Soomaaliya ayaa ka mida dalalka Islaamiga ee laga soomo Bishan Ramadaan Saacadaha ug yar, iyadoo kaalinta labaad ka gashay dalalka…
Wiil reer Masar ah oo da’ yar ayaa is dilay laba maalmood kadib markii uu bartiisa Facebook soo dhigay farriin…
Aroos aan muddooyinkan danbe la arag ayaa maanta loo sameeyay Wiilka ay ayeeyada u tahay boqoradda Ingiriiska, Queen Elizebath ee…
Maxkamad ku taalla dalka Suudaan ayaa dil ku xukuntay haweeney dishay ninkeedii oo kiiskeeda uu noqday si weyn looga hadal…
Dhacdo naxdin leh ayaa laga soo weriyay magaalada Muqdisho, kadib markii nin la sheegay inuu dilay 4 qof oo ka…
Barta ay bulshadu ku xiriirto ee Twitter ayaa 330 milyan oo ruux oo adeegsada ka codsatay in ay baddalaan furaha…
Dhakhtarkii hore ee madaxweyne Trump ayaa sheegay in uusan qorin waraaqdii caddaynaysay xaaladda cafimaad ee Trump sannadkii 2015kii, markaas oo…
Madaxweynaha dalka Suudaan ayaa Magaalada Khartoum tababar ugu soo xiray dhalinyarro loo tababarray Leyli-Sarkaalnimo oo muddo laba sano dalka Suudaan…
Hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi, Kim Jong-un, ayaa sheegay in kulan madaxeedkii ugu horreeyey ee ay labda Kuuriya yeeshaan muddo toban sanadood…
