Browsing: Qormooyinka
Waxaa laba sano jirsatay dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la doortay 8-dii bishi Febraayo 2017, iyadoo weli…
LABO SANO KADIB MADAXWEYNE FARMAAJO BALLANQAADKIISII AAN MIRO DHALIN IYO MAHADHOOYINKA LAGA DHEXLAY!
Ma ahan markii koowaad oo twitter duulaya looga jawaab-celiyo ama lagu soo aadiyo xilli dhimashada iyo Dhaawac ka dhashay qarax…
Sanooyinkaan dambe waxaa soo badanayay in Qaraxyo lala beegsado goobaha Dadka rayidka ah ku badanyihiin sida Maqaayadaha, Hoteelada, Waddooyinka iyo…
1) Ma jiro Xisbi Mucaarad ah oo aan ka tirsanahay ama aan taageero, mana jirto cid aan ku taageerayo wax…
Xoolaha waa kuwa aan ku faano siiba Geela marka Daraasad aan sameeyey Dhawaan oo Kooban waxaan ku ogaadey in Maalin…
Waxaa la soo gaaray waqtigii shacabku guran lahaayeen miraha Sharciga Isgaarsiinta (MAQAAL)
2 Sano kadib Doorashadii Farmaajo waxaa London lagu xaraashayaa Shidaalka Somalia [Qormo Xasaasi ah]
Waxaa lagu wadaa in bisha 08 Febraayo oo ku aadan labo sano ka dib maalintii la doortay Madaxweyne Farmaajo la…
Guul waqtiyeed oo uu madaxweynaha gaaray keliya looma fasirin; waxay noqotay faan loo sammeeyay hal-heys, “Kheyre ku arag, Farmaajo kuu…
Weerarkii Westgate iyo weerarkii Dusit labadaba waxaan joogay Nairobi. Waxaan daawanayay Telefishinka, dhegeysanayay idaacadaha, akhrinayay wargeysyada, dhex mushaaxayay saxaafadda bulshada,…
Tan iyo intii xilka qabtay Madaxweyna Maxamed C/llaahi Farmaajo laba sanadood ka hor wuxuu talada ku yimid olole wadaniyad la…
Allaha u naxariistee Faysal Salaad Samow wuxuu ka mid ahaa dhalinyarada aadka u fir-fircoon ee dalka gudisiisa wax ku bartay,…
Soomaaliya dhibaato xoog leh ayaa ka jirta. Shacabka Soomaaliyeed waa dhibban yahay. Soomaali kasta waxaan ku leeyahay, haddii xalka aadan…
Mas’uul ma jiro, iyo muwaaddin kale toona, ka sarreeya sharciga dalka.
Sheekadan waxaa ay dhex-martey xukuumadda uu hoggaaminayo Madaxweyne Farmaajo iyo qodobbo ka mid ah dastuurka. Sidan ayayna u dhacaysaa: Dastuurka…
Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar ayaa qoraal talo soo jeedin ah u diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, isagoo sheegay inuu…
– Shaki ma leh inaanu fadhi oolin haddii giraantii waxay soo wareegtaba ay ku timid kursigii Madaxweynaha, oo caawa dooddu…
Waxaa farxad ah in markii ugu horreysay warbixin qiimo leh (i tus iyo i taabsii) ee ku saabsan Maamulka Miisaaniyadda…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir iyo Duqii Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay dilal is daba joog ah oo…
Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynihii Dowlad-Goboleedka K/Galbeed ayaa 7-Bishan November qaatay go’aan siyaasadeed oo aan laga fileyn, balse fursad u…
