Browsing: Doorashada
Qaramada Midoobay xafiiskeeda Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay ka noqoshadii uu Aqalka hoose ee Baarlamaanka ku laalay muddo kororsigii labada sano…
Mareykanka iyo Midowga Yurub ayaa qoraallo kala gaara kasoo saaray ka noqoshadii Muddo kororsiga Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Waxaan weli furmin fadhigii gaarka ahaa oo u dhowaan shaaciyey guddoonka Golaha, kaasoo uu codsaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo si uu…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaaday tallaabooyin uu ku doonayo inuu cadaadis ku saaro madaxweynaha xilligiisu dhammaaday…
Safiirka Soomaaliya u jooga dalka Kenya Maxamud Axmed Nur (Tarsan) ayaa si aan looga baran mas’uul xil dowladeed oo diblomaasi…
Golaha Midowga Murashixiinta ayaa war uu caawa soo saaray wuxuu uga digay Guddoonka Golaha Shacabka ee muddo xileedkiisu dhammaaday inay…
Xogheynta Baarlamaanka ayaa farriimo ku saabsan kulanka Berri ee Golaha shacabka yeelanayo u dirtay xildhibaannada oo loo sheegay waqtiga iyo…
Madaxweynihii hore ee Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo ka hadlay xaaladda dalku marayo iyo khilaafka Doorashada ayaa sheegay in Ra’iisal…
Waxaa magaalada Addis ababa ka dhacay shir ay yeesheen Guddi ay leeyihiin Wadamada Ciidamada ciidamada iyo Booliska ka joogaan Soomaaliya…
Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo ah guddoomiyaha Midowga Musharixiinta oo maanta Muqdisho kusoo laabtay ayaa sheegay inuu ka xun…
Dowladda Ingiriiska ayaa war cusub kasoo saartay xaaladda Soomaaliya ayaa ku baaqday in degdeg loo qabto Doorashadii, lagu laabto wadahadal…
Qoraalladii daqiiqadaha u dhaxeeyay ee ay soo saareen madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Galmudug / Hirshabelle iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta waxay…
Dowladda Mareykanka ayaa ka dalbatay inay Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya inay…
Waxaa caawa kulan saacado qaatay magaalada Muqdisho ku dhex maray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta, madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabeelle iyo xubno ka…
Guddoomiyaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka 10-aad Maxamed Mursal sheekh ayaa lagu qasbay inuu soo saaro qoraal uu ku beeniyayo inuu…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan gaara la yeeshay Hay’adaha Amniga dowladda.
Xoghayaha Aqalka hoose ee Golaha Shacabka ayaa beeniyay in kulanka degdega ah ee Sabtida uu yeelanayo golahaasi aanay jirin xil…
Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay goor dhoweyd uga digay Baarlamaanka inuu kusii socdo muddo…
Kadib khudbadii uu madaxweynaha xilligiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi xalay saqdii dhaxe jeediyey ayaa waxaa soo baxay shaki badan oo ku…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa dhaliilay khudbadii uu Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday xalay u jeediyay shacabka, isagoo sheegay inay dhaaftay fursad…
