Browsing: Tooshka GJ
Waxaa lagu wadaa inuu goor dhow oo aan sidaasi u fogeyn hawada dib ugu soo laabto Radiyo Shabelle oo ahaa…
Wasaaradda Amniga gudaha ayaa fadeexad culus ku soo baxday kadib markii ay inkirtay khasaarihii ka dhashay weeraro madaafiic ah oo…
Qaraxyo ay dhaliyeen madaafiic ayaa maanta ku habsaday agagaarka Madaxtooyada Villa Somalia iyadoo ilaa shan saalbo lasoo weriyay inay ku dhaceen…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa socdaal qaatay laba maalmood ku tegay dalka Itoobiya isagoo halkaasi uga qeyb galay xuska sanadguuradii…
[button link=”” icon=”Select a Icon” side=”left” target=”” color=”b70900″ textcolor=”ffffff”]GOOR DHOW……………. FILO………. GOOR DHOW[/button] Hanti dhowrka guud ee Qaranka Dr. Nuur…
Taliyihii Nabadsugidda Gobolka Banaadir Col. Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa la xaqiijiyay inuu isaga tegay xilkii weynaa ee uu ka…
GOOBJOOGE EXCLUSIVE REPORTS Sii-hayaha wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa ku dhaqaaqay tallaabo sharci darro iyo fadeexad kale…
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa fadeexad culus dhex fadhiya kadib markii Somaliland iyo Puntland ay beeniyeen…
Markabkii Kalluunka siday ee muranku fadeexada dhaliyay ka taagnaa kadib markii Xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir oo kaashanaya Maxkamada…
Deeq daawo ah oo dhan 400 tan kana kooban daawo iyo qalab ayaa soo wada gaartay magaalada Muqdisho iyadoo duulimaadyo…
Dowladda Soomaaliya ayaa 15-kii Bishan shaaca ka qaaday inay qabatay Markab si sharci darro ah uga kaluumeystay Xeebaha Soomaaliya, siiba…
Fadeexadii ugu darneyd noloshiisa siyaasadeed ayaa maanta qabsatay Sii-hayaha wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka C/llaahi Goodax Barre kadib markii maanta…
Deeq gaareysa 400 tan oo ka kooban dawo iyo qalab ayaa qeybtii ugu horeysay dhowaan soo gaartay Garoonka diyaaradaha Muqdisho, waxaana…
Mid ka mida sii-hayeyaasha wasiirada xukuumada kalsoonida lagala noqday Md. Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ku dhaqaaqay tallaabo…
Iyadoo ay iska soo daba dhacayaan fadeexado isugu jira ku takrifal awood iyo musuqmaasuq kadib baaritaan hanti dhowrka guud ee…
La-taliyaha madaxweynaha Soomaaliya, ahna saaxiib si weyn ugu dhow C/kariin Xuseen Guuleed ayaa safar degeg ah ku tegay dalka Turkiga…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Osman (Jawaari) ayaa dhex fadhiya fadeexadii ugu weyneyd tan iyo markii uu qabtay xilka…
Fadeexad aan hore loo arag ayaa la soo weriyay inay xalay ka dhacday magaalada Muqdisho kadib markii la bilaabay in…