Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka, ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Xasan Cali Kheyre oo maanta lagu soo dhoweeyay magaalada…
Browsing: Kheyre
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka degaya musharixiintii ugu badnaa ee xilka Madaxweynaha, iyadoo si weyn looga dareemay caasimadda soo dhoweyntooda.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ee aan weli soo Golihiisa Wasiirada ayaa maanta 15-ka Oktoobar 2020 la shaaciyey…
Haweeney kasoo jeeda Soomaalida Waqooyi-Bari Kenya oo ka Senatorada Aqalka sare ee Kenya, laguna magacaabo Falxada Deeqow Iimaan ayaa cudurdaar…
Jawi cusub oo aan hore u soo marin ayuu galay xafiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, kadib markii uu xilka iska casllay…
La-taliyihii gaarka ahaa ee Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cabi Xariir Baaruud ayaa isaga tegay shaqadii uu ka hayey xafiiska Ra’iisal wasaaraha…
Garyaqaan Cabdullaahi Maxamed Jimcaale oo sheegay inuu yahay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa uga digay Ra’iisal wasaaraha cusub inuu…
Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Guddiga Horumarinta Dhaqaalaha ee Golaha Wasiirada xukuumadii Ra’iisal…
Maanta oo ku beegan 28-ka Sebtembar waxaa dunida laga maamuusaa Maalinta Caalamiga ah ee Helitaanka Macluumaadka Guud.
Ra’iisal Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre ayaa soo dhoweeyay Heshiiska Doorashada ee lagu gaaray magaalada Muqdisho.
Kadib markii uu Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ku dhawaaqay inuu si rasmi ah ugu taagan…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo saaray Bayaan ku saabsan xaaladda siyaasadda ee dalka iyo go’aan…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Keyre ayaa goor dhoweyd shaaciyey war culus oo ku saabsan mustaqbalkiisa siyaasadda Soomaaliya.
Waxaa bishii labaad dowladda Soomaaliya ay tahay Ra’iisal wasaare la’aan iyo xukuumad rasmi ah oo aan jirin, kadib markii Baaralmaanku…
Waxaa xalay iyo saaka si weyn loo baahiyey war ku saabsan in Ra’iisal Wasaarihii hore ee Xasan Cali Kheyre laga…
Sidii degdegga ahayd ee Golaha Shacabka u codka muranka ku jiray ugu qaaday xukuumaddii Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre, laguna…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa faragelin ku sameeyay xaalad ka dhalatay fal shalay ka dhcaay xarunta Madaxtooyada oo ciidamada…
W/Q: Abdulkadir Dulyar Si kastoo la isugu dayay in wax looga bedelo dhaqan siyaasadeedka Soomaaliya soo ragaadiyay ee muddada dheer…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo Muqdisho ugu sugan arrimo caafimaad ayaa dhinaca kale ka wada ololihii ugu weynaa…
Waxaa jira caddeymo muujinaya in Ra’iisal wasaare ku xigeenkii xukuumadii u is-casilay Ra’iisal Wasaaraheeda uu isu bedelay una shaqeynayo sida…
