Browsing: Maxamuud Culusow
Ma muuqdaan sababo madaxweyne Laftagareen ku kallifaya inuu dooda 3 kursi u adeegsado colaad qabiileed, neceyb reer KG, iyo ku…
Shanta Ujeedo ee Farmaajo iyo Fahad ugu Gacan haatiyeen Jeneraal Xuud
Ololaha lagu codsanayo baarista iyo horgeynta cadaaladda kiiska khaarijinta Sarkaalad Ikram Tahlil Faarax la tuhunsan yahay inay mas’uul ka yihiin…
Hadallada iyo dhaqanka Madaxda Midowga Musharrixiinta Xilka Madaxweynaha JFS maalmahaan dambe waxay dhaawacayaan ama wiiqayaan mowqifka geesinnimada iyo waddannimada xambaarsan…
Shacabka Soomaaliyeed waxay muddo 4 sano ah ku hoos noolaayeen, una adkeysteen, xadgudubyada, takrifalka, tacadiyada, bahdilka ka baxsan sharciga iyo…
Waxaa aad loo dhalliilay doorka RW Roble ka qaatay ilaalinta xuquuqda Xubnaha Midowga Musharrixiinta Xilka Madaxweynaha u lahaayeen inay sameeyaan…
Gabogabada wanaagsan ee Khudbadda Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmajo ka jeediyay Golaha Shacbiga ee BF, kaddib fashilka shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka…
Jawaabta kooban waxay tahay in ururka IGAD garta siiyay Kenya, una diiday Soomaaliya. Sababtana waxay tahay in Dowladda Federaalka Soomaaliya…
Waxaa caddaatay in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmajo aqoonsaneyn dastuurka kmg, tusaale ahaan qodobbada 1, 3, 4, 10, 11, 12, 15,…
W/Q: Dr. Maxamud M Culusow Ugu horreyn, waxaan ka afeefanaya in aan qoraalkaan loo fasiran inaan taagerayo colaad Soomaaliyeed, waxaana…
Siyaasadda Soomaaliya kama madaxbannaana qabiilka xag daneysi iyo wax dhibaal. Muran ama shaki kuma jiro in dad badan oo u…
Waxaa farxad ah in markii ugu horreysay warbixin qiimo leh (i tus iyo i taabsii) ee ku saabsan Maamulka Miisaaniyadda…
Maxamuud Yuusuf Culusow waa arday dhigta Kuliyadda Saxaafadda ee Jaamcadda Umadda Soomaaliyeed, magaalada Muqdisho, wuxuuna ku biiray, kadib 27 sano…