Browsing: Xog cusub
Qaar kamida xildhibaanadii saxiixay mooshinka ka dhanka ah Ra’iisal wasaaraha ee khilaafka weyn ka dhex dhaliyay Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la…
Khilaaf iyo kala shaki muddo dheer soo jiitamayay oo u dhaxeeyay Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamanka ayaa isu bedelay mid rasmi…
Waxaan halkan Akhristayaasha Wadanic.on ugu soo gudbineynaa liiska magacyada wasiirada taageersan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee taageeraya inuu is casilo…
Saddexda mas’uul ee guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa heshiis qarsoodi ah wada gaaray kadib markii laba kulan oo Baarlamaanku lahaa ay…
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa diiday inuu kulan la yeesho wafdi ka socday dowladda Mareykanka oo doonayay inay kala hadlaan…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu kaga hadlayo xaaladda shirka ka socda magaalada Baydhabo…
Qaar ka mida xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa loo balanqaaday in la siin doono jago wasiirnimo si loo helo taageeradooda, waxayna…
Shirkii lagu balansanaa inuu maanta ka furmo xarunta Baarlamaanka Muqdisho ayaa la filayaai nuu wax yar kadib furmo iyadoo xildhibaannadu…
Guddoomka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa isku dayay inuu goor dhoweyd furo shirkii maantal oo balansanaa ee la filayay in lagu qeybiyo mooshinka looga…
Waxaa muuqata in si ula kac ah guddoonka Baarlamaanka u daahiyay furista shirkii lagu balansanaa ee Barlamaanka oo la filayay…
Tan iyo markii uu dibadda u soo baxay khilaafka ka dhaxeeya madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal…
Waxaa mar kaliya saaka oo Sabti ah 17-ka Novembar isku soo beegmay Shirar Baarlamaan oo ka kala dhacaya Muqdisho iyo…
Wararka laga helayo madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sheegaya inay durba madaxweynaha Soomaaliya miiska u saaran yihiin xubno musharixiin ah oo uu…
Wadani.com oo ahayd warbaahintii ugu horeysay ee shaacisay laaluushka loo adeegsaday mooshinka laga keenay Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed ayaa baaris dheer…
Shirkii Baarlamaanka ee Talaadadii ku soo dhamaaday buuqa iyo fowdada kadib markii la hor istaagay mooshin laga keenay Ra’iisal wasaaraha…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sh. Cusmaan (Jawaari) ayaa ku heshiiyay qorshe dib loogu…
Shirkii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kusoo dhammaaday fashil iyo buuq kadib markii guddoonka Baarlamaanka ku guuldarreysay inuu muddo laba…
DEGDEG: WARARKA AY HELEYSO GOOBJOOGE.COM OO SI TOOS AH UGU XIRAN SHIRKA BAARLAMAANKA UGA SOCDA MAGAALADA MUQDISHO AYAA SHEEGAYA IN…
Xildhibaannada taageersan Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa qoraalo looga soo horjeedo mooshinka lagu wado in shirka maanta la horkeeno Baarlamaanka ku…
Waxaa saaka oo lagu balansanaa furitaanka shirka baarlamaanka lagu waabariistay magaalada Muqdisho ciidamo fara badan oo kuwa nabadsugidda Gobolka Banaadir…
